Gudoomiye Cabdiraxman Ciro Iyo Xildhibaan Nac Nac Ayaa Booqasho Gaaban Ku Tagay Guriga EX Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo

0
560

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa gurigiisa Salaan Iyo Booqasho ugu tagay madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo munaasibada Ciida Awgeed

Gudoomiyaha waxaa booqashadiisa ku wehelinaayey Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil. C/Qaadir Jirde iyo Xildhibaan Nacnac .Sawirka Ilays News.

Sawirka Ilays News.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here