Natiijadda Imtixaankii Shahaadiga Ee Fasalada 4aad Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta La Shaacinayo

0
382

Xafiiska imtixaanadka Qaranka Somaliland, ayaa hada shaaca ka qaaday in maalinta oo isniin ah (10.08.2020) lagu dhawaaqi doono natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Fasallada 4aad ee Dugsiyada sarre.

Waxa kale oo la shaacin doonaa Natiijadii Qiimaynta ee fasallada kale oo dhan: “laga bilaabo KG ilaa Form 3”.

Arday kastaa waxa uu natiijadiisa ka heli doonaa Dugsigiisa.

Guddoomiyayaasha waxbarashada gobollada oo qudha ayaa iman doona Xafiiska Imtixaanaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here