Deg Deg Soomaliland Oo Xafiiskedi Ka Furatay Caasimada Wadanka Taywan

0
453

Somaliland ayaa maanta si rasmiya Xafiis Wakiileed uga furatay Taiwan.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Taiwan iyo Wakiilka Somaliland ee Taiwan Amb Maxamed Xaaji Cumar, ayaa munaasabadda goob joog ahaa oo khudbado ka jeediyay.

Sidoo kale madaxweynaha Somaliland oo khadka Internetka kaga qayb-galay munaasabadda ayaa khudbad ka jeediyay.

Taiwan ayaa hore xafiis uga furatay Somaliland.

Xidhiidhka Taiwan iyo Somaliland ayaa ka cadhaysiiyay Waddamada Shiinaha iyo Soomaaliya inkasta oo aanay dheg u dhigin labada dhinac ee Heshiisku dhexmaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here