Gudida Qandaraasyada Qaranka Ayaa Baahiyay Mashruuc Lagu Tartami Doono Oo Ay Dawladu Hirgalinayso

0
266

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Mashaariic kala duwan oo dhismayaal ah oo loo dhisayo Dawladda Faah-faahinta Mashaariicdaasina waa sidan hoos ku qoran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here