Hanti-dhawraha Guud Ee Somaliland Oo Sheegay Inay Burco, Boorama Iyo Berbera Ay Ku Xidheen Saraakiil Ku Eedaysan Musuq-maasuq

0
349

Hanti-dhawraha guud ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir, ayaa VOA u sheegay in burco, Boorama iyo Berbera ay ku xidheen saraakiil Dawladeed oo ku eedayaan arrimo Musuq-maasuq.

Sidoo kale waxa uu sheegay in la xidhay dad shacab ah oo lagu qabtay in ay sameeyeen ducument Been abuur ah.

Khadar Cakulle, wariyaha VOA ee Hargeysa ayaa waydiiyay Hanti-dhawraha sababta inta badan looga leexdo mas’uuliyiinta sare sare ee musuqa lagu tuhmo.

Hanti-dhawraha ayaa sheegay intii uu xilka hayay uu soo eedeeyay Wasiirro iyo Agaasimayaal guud kuwaas oo xilka laga qaaday,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here