Taageerayasha Xisbiga Kulmiye Ee Jaaliyada Jarmalka Oo Gabi Ahaanba Taageero Buuxda Umuujiyay Khudbadii Maxamuud Xaashi Cabdi

0
368

Qaar kamid ah Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee ku dhaqan dalka Jarmalka’ ayaa xalay Xaflad ku qabtay”Magaalada Frankfurt’ taasoo ay ku teegeerayeen” hadalkii Siyaasi Maxamuud Xaashi Sideedii bishan kajeediyay Ambassador Hote iyo Go”aankii uu ka qaatay ka qayb galka Shirka Xisbiga Kulmiye” Sidoo kale waxay Talooyin iyo toosin tudhaale wayn leh udireen Madaxwayne Muuse Biixi iyo hogaanka Saree Xisbiga Kulmiye”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here