Maxkamada Hargaysa Oo Xukuno Kala Duwan Ku Riday Ragii Inanta Yar Ku Kufsaday Xarunta Agoomaha Hargaysa

0
246

7 dii eedaysane ee ku eedaysnaa in ay kufsadeen Cawo Xariir oo ka mid ahayd caruurta xarunta agoomaha ayaa ay saaka dacwadoodi Maxkamadda Gobolka Hargeysa xukun ka soo saartay.

Waxaanay 2 ka mid d ah 7 dii eedaysane ku xukuntay min 3 sano oo xadhig ah. Halka 5 tii kale ay midkiiba maxkamaddu ku xukuntay 6 bilood oo xadhig dibad joog ah.

Dhinaca kale Xafiiska Xeer Ilaalinta oo aan xukunkaa ku qancin waxa uu xukunkaa ka qaateen rafcaan.

Sidaas waxaa sheegay Garyaqaan Jamaal Mandeella.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here