Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Caruur Naafo Ah Ugu Deeqay Gaaadhi Caryaamo

0
573

Xildhibaan Mubaarik Yuufuf Cilmi {Bidhi} oo ku sugan wadanka ingiriiska ayaa laba gaadhi curyaan iyo raashin usoo dhiibay qoys danyar ah oo ku nool deegaanka Gar-adag oo haysta laba wiil oo curyaamiin ah. labadan gaadhi gacan ayaa ka caawin doona dhaq-dhaqaaqa iyo socodka deegaanka ay ku nool yihiin .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here