Maxay Ku Soo Dhamaatay Ciyaartii BADHAN Iyo AWDAL

0
382

Ciyaartii hore oo maanta dhex maraysay gobolada Badhan Iyo Awdal ayaa kusoo dhamaatay

Awdal 3 Gool
Badhan.
iyadoo ay sidaa guushu ku raacday xulka gobolka Awdal taageerayaal xamaasaysadaysan ayaa ku sugnaa gudaha taarabuunka oo kala taageerayay labada gobol.
waxaa mardhow bilaabmi doonta ciyaarta labaad oo dhex mari doonta gobolada SOOL Iyo GABILAY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here