Wararkii Udambeeyay Ee Doorashada Maraykanka Iyo Madaxynaha La Saadalinayo

0
432

Hadii aysan wax is badalin Madaxweynaha haatan Talada haya ee Mareykanka Donld Trump ayaa u muuqda mid laga guuleysan rabo.

Joe Biden oo ah ninka la tartamaya ayaa kaliya waxaa guushiisa uga dhiman 6 cod hadii tirada 264 ay gaarto 270-na asaga ayaa ku guuleysanaya Madaxweynanimada Mareykanka.

Trump ayaa soo maraya 214 waxaana looga baahan yahay inuu gaaro 270 si uu u guuleysto waana looga horeeyaa tiradaasi Codadkaan oo ah kuwa Go’aamiya Doorashada ayaa lagu Magacaabaa Elctoral Votes.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here