Gudida Qandaaasyada Qaranka Oo Baahiyay Tartan Shikaduhu Ugali Doonan Mashaariic Dawladeed

0
499

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan laba (2) Dhisme oo loo dhisayo Dawladda, Faah-faahinta dhismayaashuna waa sidan hoos ku qoran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here