Dacwad Shirkad Ganacsi oo Cunaqabateysay inaan Qaaadka itoobiya waydaarsano kaluunka dalka taas oon kasoo dhameysanay Itoobiya 7 Ton maalinkii oo kaluun ah

0
426

ShirkaddaFAYIS PTY LTD waxay Kaheysanaa shatiyadii Loobaahnaa dhamaaan soomaaliya & Itoobiya, sidoo kale agabkii Lacagtii Hormariska Itoobiya bank & kiradii Goobahii lagu shaqeen lahaa labada dalba, markaan heshiiskii Diyaaradda Itoobiya soo dhameeyney, ayadoo Naloo diidey shirkado kahoreysay oo layiraahda silverston & east african ayaa markii dambe nalaga Ogolaaday itoobiyan airways , markay aheed inaan Biloowna 2 bilood oo ila meereyso kadib waxaa naloo ogolaaday inaan january 1 2021 bilaabi doona shaqada, illaa hadda waxaan tagnaa maalin walba xafiiska wasiirka hawada & duulista Owmaar & xafiiska Hay’adda Duulista Rayidka axmed macalin, xafiisyadaas dhammaaan waxay hayaan dukumiintiyadii nalooga baahnaa inaan shaqo Bilowno 2 bilood kahor illaa hadda, manaqaan Qofka ka awoodda badan ee kahor taagan, cidda kahortaagan manaqaan Makuwa Qaadka Keenaa, ma awood Qarsan oo share kulahbaa, mise Madaxda qaar ayaa share kuleh oo maalinba qiil cusub

markaan Dacwoonay Hay’adda Duulista Rayidka & wasaaradda Hawada waxaa Hadlay wasiir Beyle oo yiri in dhammaan muwaadiniintu Xor uyihiin inay Qaadka keenaan Itooobiya ooynan koox uxirneen laakiin iska bxiyaan canshuurta, anaga waxaa noodheer in shirkadda FAYIS PTY LTD ay Geeneyso Kaluunka Diridhaba-Itoobiya, waxaanu nahay kuwa ugu horeeyey oo lasiin lahaa, maadaama aan illaaa hadda lafasaxin oo la leeyahay beri suga miyaysan noqoneynin Cadaaladda oo dib loodhigo, cadaalad darida oo la ogalaaday ayadoo la adeegsanayo Kursiga ama naas-nuujis “Justice delayed is justice denied”

waxaaa Naga gashay Lacag aad ufara badan oo itoobiya waxaa loadhigaa bangiga lacag ,waxaanu kireenay meelahii Goobihii Kaluunka ama qaadku & agabkii lagu shaqeen lahaa labada waddan, kharashaad Hoteelo, waasidhooyin xad-dhaaf ah waxayna Qorsheeyeen Inay suuqa nooga saaraan lacag aad ufarabadan & Hanjabaad dil & xarig, waxaa Yimid dalka shirkadda kuwa kamid ah oo Oromo ah oo Deganaa hotel 3 bilood xamar, waxayna ka carareeen marka naftooda loohanjabay In ladilayo hadaysan Isaga bixin dalka, anigu maadaama aan sharci ahaan wax la igu yeeli karin la iguma dhiiran bilowgii hore, waxaa sidoo kale aniga la igu Yiri meeshan dad-gooni ayay uxirantahay, aniguna hadafkeygu waxa uu ahaa inaan kheyraadka ku bedelano kaluunka, waana ku hanti waynay halgankaas, anagoo diidaneen inaan horseedna sumcad xumi dowladda Curdanka in caalamku Ogaado arimaha noocaan oo horseeda amni darrio & in muwaadiniitu magan-galaan meeelo kalea.

waxaa timaada 3 diyaarad oo maalinkii lacag dhan $500,000 shanboqol oo kun dollar laga macaassho, lacagtaas waxaa loo adeegsadaa in lagu maquuniya cidii damacdo inay soo gasho oo laguna laaluusho madaxada xanibi laheed qaadka, MD Farmaajo anigoo Ixtiraamaya, waxaa uu Nagu Yiri “aniga oo Jooga qof muwaadin lagu dulmin maayo soomaaliya” wakkaas anigii udhowaa , difaacayay dowladnimada, kala dambveenta, ahaana Ex-Mushaarx Jubaland intuusan Ictiraafin Madaxweyne farmaajo, Diblumaasi & Bare laga yaqaaan dalka, haday iheysato Tacadigaas & xanibaadda oo keeneysa in shacabku aamini waayaaan dowladnimada & Rule of law oon maalin & habeen kudhahno dowladnimada wax dhaama majiro firaaqi dowladnimo awgeed maxaad umaleyneysaa shacabka caadiga ah waxa kudhaca, waa maafiya isku xiran soomaaliya & itoobiya oo ka qeeb-qaadanaya in Xasilooni daro kadhacda geeska

waxaan Kaheysanaa shatiyadii Loobaahnaa Soomaaliya & Itoobiya, waxaan Utagnaa maalin walba wasiirka hawada & duulista & xafiiska Hay’adda Duulista Rayidka oo dhamaan haya dukumiintiyadii nalooga baahnaa inaan shaqo Bilowno 2 bilood jahor illaa hadda Qofka awoodda leh ee kahor taagan manaqaaan Makuwa Keena ayaa kaxoog badan dowladda mise madaxda ayaa share kuleh, Hay’adda Duulista Rayidka, markaan Dacwoonay waxaa Hadlay wasiir Beyle in dhammaan muwaadiniintu Xor uyihiin inay Qaadka keenaan Itooobiya geeyaaan kheyraadka dalka, shirkadda FAYIS PTY LTD waxay aheed kuwa ugu horeeyey maadaama aan illaaa hadda lafasaxin oo la leeyahay beri suga miyaysan noqoneynin Cadaaladda oo dib loodhigo waa cadaalad darida oo la ogalaaday “Justice delayed is justice denied”

waxaaa Naga gashay Lacag aad ufara badan oo itoobiya waxaa loadhigaa bangiga lacag waxaanu kireenay meelahii kaluunka Liido kaluun ka agtiisa & Itoobiya & agabka uu ubaahnaa sidoo Kale Qaadka, waxaa Yimid dalka shirkadda kuwa kamid ah oo Deganana hotel 3 bilood xamar waxayna ka carareeen marka naftooda loohanjabay In ladilayo hadaysan Isaga bixin dalka, waxaa sidoo kale aniga la igu Yiri meeshan dad-gooni ayay uxirantahay, aniguna hadafkeygu waxa uu ahaa inaan kheyraadka ku bedelano kaluunka waana ku hanti waynay halgankaas anagoo diidaneen inaan horseedna sumcad xumi dowladda in caalamku Ogaado arimaha noocaan oo horseeda amni darri in muwaadiniitu magan-galaan meeelo kale

waxaa timaada 3 diyaarad oo maalinkii lacag dhan 500 kun dollar laga macaassho lacagtaas waxaa loo adeegsadaa in lagu maquuniya cidii damacdo inay soo gasho laguna Guneeyo madaxada xanibi laheed qaadka, MD Farmaajo waxaa uu Nagu Yiri aniga oo Jooga qof muwaadin lagu dulmin maayo wakaas anigii udhowaa ahaana Ex-Mushaarx, Diblumaasi & Bare laga yaqaaan dalka iheysato arintaaan oo keeneysa in shacabku aamini waayaaan dowladnimada & Rule of law oon maalin & habeen kudhahno dowladnimada wax dhaama majiro

waxaan ka Codsanaya Qofkasta oo wax kagali kara arintaan Inuu Nagu taageeero si ay ugaarto madaxda , siyaasiyiinta & beesha caalamka Intaba, waan
F.G waan arkaa khaladaad badan, xog-ogaalna u ahay, kumana noqon Mucaarad, waayo wakhti la mucaaardo dowlad majiro ayaan islaa, waxaase nalagu wadaa inaan magalan galo meelo aan loodulaadan karin oon dib kasheegi doona, hadda waxaa sii xumaanaya ficilada isdaba jooga eey ku dhaqmayaan sxbadeey NN waxaana rabaa inaan xaquuqdaas aasaasiga ee muwaanimo inaan qeeb kaqaato

Anigu waxaan leeyahay shirkad Kheyraadka dalka www.dalmaal.com , si aan udhoofina khayraadka ayaan ula shirkownay kuwa Qaadka si ay isu Bixiso Diyaraddu maadaama aan Lagu Geenkarin Waddo Itoobiya , waana dal Heshìis dhaqaale is weydaarsi aan Kala Saxiixanay oo illaa hadda noosoo dhoofiya Qaad aan Waxba looga Bedelan sidaan ayaaanu Ugalnay waxaase hor istaaga Horumar walba Isla Soomaali.

Fadlan Gaarsiiya Media Saameenta Leh si Madaxdu Uwada aragto Berina

Prof Shaafici Yuusuf Cumar
Ex Musharax MD Jubaland
+252-615-768-281

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here