Maraykanka oo muddo hal sano ah ku kordhiyay cuno qabateynta Somalia

0
401

dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay ku dartay muddo sanad ah cunaqabateyn lagu xayiray Dhaqaalaha Soomaaliya, iyadoo labadii Madaxweyne ee ka horreeyay Barack Obama iyo Donald Trump ay hore tallaabadan oo kale ku dhaqaaqeen.

War kasoo baxay Madaxweynaha Mareykanka ayaa lagu sheegay in madaxweyne Biden uu saxiixay warqadda kordhinta Cunaqabateynta Dhaqaalaha Soomaaliya ee loo cuksaday arrimaha dhanka amnig

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here