WAR DEG DEGA, Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka Nidaamka Ururrada iyo Axsaabta

0
382

kalfadhiigi maanta Golaha Guurtida Somaliland ayay ku  ansixiyen xeerka Nidaamka Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda Xeer No:14.

waxa la sugaya in Madaxweynaha Somaliland dhaqangaliyo xeeka”

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here