Gudoomiyihi Guddida doorashada soomaaliya la doortay iyo cida ku guulaysatay’

0
190

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga FEIT oo goor dhow la soo gabagabeeyay ayaa waxaa ku guuleystey guddoomiyaha doorashada guddiga FEIT Maxamed Xasan Cirro, kasdib markii uu wareegii ugu dambeeyay helay 14 cod halka Liibaan Maxamed Xasan oo la tartamayay uu ka helay 10 cod.

Sidoo kale, Mowliid Mataan ayaa ku guuleystay Guddoomiye kuxigeenka Guddiga FIET, kaddib markii uu tanaasulay Musharaxii la tartamayay.

Dooroshadan oo ahayd mid aad u xamaasad sareysay ayaa waxaa ku tartamay shan musharax iyadoo wareegii labaad ay u gudbeen Cirro iyo Liibaan.

Gudiga ayaa ka koobn 25 mudane waxaana dalka ka maqan xubin ka mid ah iyagoo 24 ta kale ay hoolka xaadir ku ahaayeen ayna codeeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here