doorashada Itoobiya Xisbiga Abiy Ahmed oo ku guuleystay

0
198

Xisbiga haya talada dalka Itoobiya ee Prosperity ee uu hoggaamiyo Ra’isul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay tiradii ugu badneyd ee kursaasta Baarlamaanka dalkaas, sida uu shaaciyay guddiga doorashooyinka Qaranka Itoobiya.

Guddiga doorashooyinka ayaa sabtidii ku dhawaaqay in xisbiga talada haya uu helay 410 kursi oo ka mid ah 436 lagu tartamay Baarlamaanka Federaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here