Wasirka Horumarinta Biyaaha Somaliland oo shaqo joojin ku sameeyay Agaasimihi Guud W Biyaaha

0
249
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland ayaa shaqadii ka hakiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Xasan Dirir.
Wasiirka ayaa Agaasimaha ku eedeeyay arrimo ay ka mid yihiin: in uu sameystay Shaanbad qarsoodi ah oo aan sharci ahayn, in uu dayac ku sameeyay shaqadii Wasaaradda iyo in uu diiday Wada shaqeyntii xafiiska Wasiirka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here