Taliyaha Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM oo safar ku yimid Muqdisho (Sawirro)

0
260

Taliyaha Taliska Ciiddanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika (AFRICOM), Gen. Stephen Townsend, ayaa dhowaan soo gaaray magaaladda Muqdisho.

Gen. Stephen Townsend oo uu wehlinayo Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Gen. Odawaa Yuusuf Raage, ayaa Khamiistii booqday xarunta Taliska Ciiddanka AMISOM ee magaalladda Muqdisho, iyagoona kulan looga hadlayo Amniga iyo la-dagaalanka Argagixisada la yeeshay taliyeyaasha Millateriga AMISOM, sida lagu sheegay qoraal uu baahiyay barta Facebook AMISOM.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here