War Deg Dega “Ciidamada Somaliland ayaa Garoonka Kubadda Cagta Cabdi Bile  ee Laascaanod ku xareeyay dad la mustaafurinayo..

0
193
Ciidamada Somaliland ayaa Garoonka Kubadda Cagta Cabdi Bile  ee Laascaanood ku xareeyay dad ganacsato ku jirto  ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo deganaa Laascaanood muda badan .
Dadkan ayay suuragal tahay in loo mastaafuro Deegaamada ay ka soo jeedaan.
Xukuumadda Somaliland ayaa arrintan qaaday kadib markii dhawaan Laascaanood lagu dilay dad Haldoor oo tiro badan oo lagarayn cid dishay
.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here