War Deg Dega”kulankii Madaxweyne Muse Bixi iyo madaxdhaqmeedka beelaha Haberjeclo soo dhamaaday iyo qodobada kal hadlen

0
204

 

Waxa goor dhawayd soo dhamaaday kulanki Madaxweynaha Somaliland Muse Bixi iyo Madaxdhaqmeedka beelaha haberjeclo oo ka kooban 21 xubnood halka Madaxweynaha kulankiisa ku waheelinaayen shanta wasir iyo wasirkuxigeenka arimaha dibada iyo Gudoomiyaha barakacayaasha .

Madaxdhaqmeedka ayaa Madaxweynaha hor dhiigay lix qodob inu fuliyo oo kala ah.

inu cafis u fidiyo Boqor Burmadow

inu hargeysa Club usoo celiyo Suldan Siicid Yuusuf

inu ka noqdo waran loo soo jaray ganacsade Barkhad JibriL iyo arinka beeyadisi

inu arinki Ex Xildhibaan Obama la dhameeyo.

in Darajadi Mujaahid Doolal loo soo celiyo

dhiinaca kale Madaxweynaha ayan waxba kal hadlin madaxdhaqmeedka halka lixda qodob kala hadlen madaxdhaqmeedka beelaha haberjeclo ku yidhi aniga jawaab deg dega idin soo sinaaya.

arimaha kale kaga hadlen ku dheeraden waxa ka mida khilaafka dalka ka jira ku yidhaahden waa inad dhamaysa la timada tanasul anad noqon gar diid halka ku jawaabay inu diyaar u yahay wada hadal mar kasta arinkana anu ahayn mid i khuseeya balse maxakamada dalka u tala.

waxii warara ka soo kordha iyo jawaabta Madaxweynaha ka bixiyo lixda qodob kala soo Qoryaalenews,

 

 

Qoryaalenews Hargeysa.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here