Xubno Tageersan Muuse Biixi Oo Xumad Jebin Mala Awaala Liqsiinaya Ka Dib Saski Uu Ka Qaaday Tageerida Isbahaysiga Burco Ka Muujiyay+Lacago Xad-dhaafana Ku Bixinaya Tageero Loo Muujiyo Muuse Biixi Si Madaxa Loogu Qaboojiyo.

0
592

Qaban Qaabada Munaasibad Xumad Jebin Ah Oo La Liqsiinaayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Oo Aad Uu Madaxu Uga Kacay Tageerada Iyo Cududa Isbahaysiga Dimuqraadi Doonka Xisbiga Kulmiye Ku Soo Bandhigay Burco Ayaa Si Tabcaan Ah Uga Socota Burco.

 

 

Xubno Ka Welwelsan Xaalka Muuse Iyo Faramadhnaata uu Keli Ku Noqday Xisbiga Horena Qalbiga Ugu Qaboojiyay Inay Burco Tageero Ugu hayaan Muuse Ayaa Qaylo Dhaan Kula Dhex Dhacay Bulshada Burco Balse Kala Kulmay Weji Gabax Iyo Goaan Midaysan Oo Dadweynuhu Aragtidoda Iyo Fikirkoodaba Ku Sheegay Inay Tageersan Yihiin Isbahaysiga . Balse Xubanahani Sidaasi Kuma Hadhine Waxay Bilabeen Inay Lacago Badan Oo Ay Ka Soo Qadeen Muuse Biixi Cabdi Ku Faraqaan Dadweyanaha Si Ay Uun Madasha Uga Soo Muuqdaan Si Aanay U Ceeboobin Taas Oo U Sahlaysa Inayar Oo Dhuunqaatayaal Ahi Ay Munaasibada Yimadaan Balse Aan Laysku Halayn Karin Inay U Yihiin Tageero Dhaba. Xubnaha Ololaha Ugu Jira Qabsoomida.

 

 

Munaasibada Kulmiye Ee Tageerada Loogu Raadinayo Muuse Biixi CabdiAyaa Waxaa Ugu Cad Cad Maayirka Burco Maxamed muraad Iyo Jaamac Xaaji Axmed Wallow Uu Ogsoonyahay Muuse Inaan Cod Iyo Tageeraba Aanu Ka Helayn Burco Iyo Gobolada Bariga xafladaasina Fashilantay xalay. Balse Cidii Soo Fadhiisataaba Ay u Noqonayso inuu Ku yara Qaboobo Lacagaha Muuse Soo Faraqay Oo Waxba U Qaban Waayay Waxaa Jeebka Ku Shubtay Raggan Aan Kor Ku soo Xusnay oo ka mid yahay Jamac X axmed oo goolaha

dheexe Kulmiye iyo Mayarka Burco oo hore Reer Burco u lahaayen inu bixiyay shidaal 1000 Litir oo isbahaysiga u siyay marki la ogaadayna doonaya inu xaflad Muse ku baabiyo Taas Oo Ah Xaydha Jecli Beerka Jecli.

 

 

Waxaa isna ka biya diday sida Muse Bixi wax u wado Gudoomiyihi Kulmiye Togdheer Xasan Matan oo awoodisi la daciifiyay ka dib shir ay qabten ururka soncafa  ku sabsana doorashooyinku siday u dhacayan oo sadexda xisbi loo qabtay ayaa Gudoomiyaha Kulmiye Muse Bixi  u soo waakishay Khalif Xinwal .halka iminkna Xafladan xalay baqatay ee cawa la qabanayo muse Bixi  usoo waakishay Jamac X Axmed oo magalada dhoqoshay  Degan balse iminka Burco ku sugan oo wada qabanqaabada xaflada cawa la filayo.

Mayarka                              Jamac

J.M

 

Suxufi Mawlid Cismaan Diiriye

Mawlidcismand@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here