xildhibaan-cabdi-laki-oo-bedka-soo-dhigay-musuq-maasuqa-baahsan-ee-ragaadiyey-gudid-fulinta-dowlada-hoose-ee-burco/

0
826

xaa marba Marka Ka Dambaysa Soo Ifbaxaya Musuq Maasuqa gudid fulinta dowlada hoose Ee burco iyo xildhibaanada intood badan Ay Ku Hayaan

Dhulka Hantida Guud Ah Ee Shacbiga Gobalka Togdheer Ay Ilaashanayaan Iyagoona markay Soo Dhameeyaan Badiba Hanitidii Danta Guud Ahayd Iminka Xaraashay Dhulkii Ciidamada Booliska Oo Iyaga Ka madax Banaanayd Masuuliyadeedana Ay Uxil Saarnayd Dawlada Dhexe Hadaba anigoo Oo Kamida Xildhibaanada Fara Ku Tiriska Ah Ee Ka Fayow Isla Markaasina KaFog Xaaraanta Ayaa Cadeeyay In gudid fulinta dowlada hoose Ee burco iyo xildhibaanada intood badan Ay Xaraasheen Dhulkii Danta Guud Ahaa Ee Gobalkani Togdheer Waxaanu Yidhi
” waxa aad aad looga xumaada ah oo nisiib daro ah in dantii guud ee burco loo soo tafa xaatay oo uu soo taf xaayteeyn gudid fulinta dowlada hoose burco iyo xildhibaanada intood badan .waxad ka warahayeeyn in la iibiyaay meel faras magaala ah oo kubad kolayga lagu ciyaari jiray yadoo weli burco goor basid oo centarka laahyn kaa mooye ayaay iska xalashayda gudida fulinta dowlada hoose ee burco igo waxa laale waxay ugu badlayn ayn jirin iibkaa halkaa dhacay. waxaa manat la iibinayay guriyihii bilyska burco oo aan weligay intaan burco jogay aan maqal waa la iibinaya ayaa la xarashayaa waxaynu ogay wadanku inuu soo mar mar xaladdo badan oo adag sida buubur dagaalo mid dhaqale waxaynu oga nahay ilaa intii aynu wadanka ka soo noqnaay waxa burco soo maray mayaro badan sida maxamuud xaashi oo hada wasiirkaa madax tooyada ilaa ina dhagaalab oo hadaa uu kala weeraagay mayarkaa hada jooga .wali lama arag mayar oo hore oo iibiyaa meelaah istaraalaajiga ah ee ee danta guud ee degmad hada ka horay hadii iicid iibinayso waxa xaq uu laah mayarada hore oo xlada adag ku jiray wadan oo dhaqale uu baahan manta iyo deg maduu dhaqaalaheed wacan yahay oo cashurti la bixin iyoodo meel kaloo badan waxa kaa so galaayn ayaa hantid uumaad oo la iiska iibinyaa welib yadoo aanu xaq uu lahayn mella ah la iibinaay iib daaye xitaa inaanu uu dhowaano ahayn waxaan uu hanbalaayanyaa maryadii hore ee ka xishood degmadood inaay xarshaan dant guud waxan ka xumaahaya in golaah deegan ee loo soo dortay ee cod ku yimi ee laag filaay inanay deg mada wax ku soo kor dhiyaandaaye ee xarashaayaan waxii dadeygii burco ka jiri jiray sameyn weeyn ay sameynaya danta guud xarashayaan am dhacyaan .waxan ka waninayaa gudida fulinyta ee burco iyo xildhibaanda inay hadayn degamad waxa uu soo kor dhinaay uu daayaan meelaah denta guud ee ay igu yimadeeyn waxaan ugu baaqayaa dhammaan ganacsatad burco ay iska dayaan meelaha faras magalaha ee danta guud ah ay ib sanaya waa meelo uumadoo dahn leedahay xalaal idnn noqon mayso akhrona waa la idn weydiinayaa kun ganas kari maysaan waad ku kacaysaan ilayn waa xoolo Umadeedo waxan idin lahayaa ka dhowr sanaada”

las oco qaybta danbe

Xildhibaan Cabdi Laki Xasan Xaaji Nuurx laki

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here