maamulka Guud Ee Dugsiga Shiikh Ibrahim. Abdirahman Ahmed Awed Oo Markii U Horaysay Si Toos Ah Ugasoo Dhex Muuqday Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Taageerayay Murashaxnimada Muuse Biixi Abdi Ee Xisbiga Kulmiye

0
841

maamulka Guud Ee Dugsiga Shiikh Ibrahim .Abdirahman Ahmed Awed Oo Markii U Horaysay Si Toos Ah Ugasoo Dhex Muuqday Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Taageerayay Murashaxnimada Muuse Biixi Abdi Ee Xisbiga Kulmiye,

Mamuulaha iskuulka Shiikh Ibraahim oo isku haya xilka mamuule iyo Caqilka Reer ka mida Beelaha Bariga Burco ayaa .waxaa mar kaliya lagu arkay xaflad soo ababulen  garabka Muse Bixi tageersan  oo lagu tageeraayo musharxnimada Muse Bixi oo safka hore soo fadhiisto .halka ardayda iskuulka uu mamuulaha ka yahay Shiikh Ibraahin iyo Reer Caqilka u yahay  ka tirsan yihin Isbahaysiga Kulmiye Ee wasir Xirsi Cali X Xasan

cabdiraxmaan

By: Sacad Faransa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here