Wasiir Cali Mareexan oo ku fashilmay shirarki Uu La galay beelaha qar ka mida gashanbuur Axmed Farax

0
824

“Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Gud iyo Guraynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexan), ayaa u muuqda mid ku haftay shaqadi hayada wadooyinka Xirsi Cali Xasan wadi jiray isago safar kaga soo noqday Wadada Cerigabo iyado aanu wax shaqo ah kazoo qaban .marka laga rebo inu tagay oo dadka la hadlay isago Hargeysa ka soo kaxaystay guddidi wadada cerigaabo oo niyadjab ku dhacay marku xirsi iscasiley. Warar Xogogaala Oo Aanu Ka soo Xiganay Qaar Kamid Ah Xubnihii La Socday Ayaa Sheegay In Suuasha Ugu Badan Ee La waydiinaayay Ay Ahayd Xirsi Mee Iyo Xirsi Baanu Garanaynaa Anagu Ee Adigu Maxaad Ahayd Taas Oo Safarkaasi Noqday Mid Aan Midho Dhalin Wax Natiijo Ahina Ka Soo Bixin Safarkiisa Marka Laga Yimaado Socdaalka Uu Ku Tegay Degaankaasi,

Cali Mareexan oo Burco shalay soo galay ayaa waaxu xalay shir la galay beesha Buraale Maxamed waaxanu ka codsaday inay kulmye soo tageeraan iyo musharixintiisa .waxay si cad uu diden inaanay tagerayn kulmiye .lana mabda yihin Xirsi Cali X Xasan .waxaa uu Saka Cali Mareexan dirtay dad u lacag uu dhiibay oo ku yidhi reeraha isoo shiiriya balse dhamaan Reerihi u la shiray ayaa si isku mida udiday inay Cali iyo musharax Muse Bixi Tageeran . una sheegay Cali Mareexan inay ku daba faylayan .halku maro marayan Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ah nin haysta tageerada shacabka Reer Somaliland .lehna han fog oo ka weyn wasir . Wasir Cali Marexan ayan garanayn waaxu ku yidhaahdo hada Muse Bixi oo hore ugu sheegay inu reerka u hayo.iyo maxamed Aw Siicid oo siyay contractiiga mashruuca kable iyo lacag ilaa 250.000 dolar oo 150 Dolar u hormariyay. Si kastaba ha ahaatee, waxa hadda sida Cadceedda u muuqata oo aan Sacabka lagu qarin Karin in Wasiirki hore madaxtoyada Xirsi Cali X Xasan anu gaadhi Karin marka la ego dad la dhaqanka iyo deeqda iyo sida uu isugu waday xirsi mid ku mucaarida iyo mid an ku mucaarid ahayn

Wariye Cali Jamac Farax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here