Saddex da Habarowadaag ee haanta gunta dheer u toshay dawlada..Dadku ma ka warqabaa Siiilaanyo se ma ka raalibaaaa???

0
760

Dawlada madaxweyne siilaanyo waxaa aan xaqiiq ahayn in ay aad wax u qabtay hamiga shacabka somalilnad aaad iyo aad ay u kicisay oo ay bartay in wax la wad qabsan karo waxa kaloo ay wax ka qabtay dawlada siilanyo deganaad kala fog fog ee somaliland leedahay lakin taa macnaheedu mahaa in dawlada siilaanyo aynu laheen dhaliilo gaaro lakin dawlad siilaanyo waxa aad lagu xantaa in musuqu uu heer gaadhay in uu aad u talax tagay wax kaloo lagu xantaa dawlad xidiku shaqeeyo iyo gacalki dadkan kala dhawaysta

1: Madaxweyne siilnayo waxaa lagu xantaa in aanu asagu musuqa ka qayb qaadan uu nin macaana yahay oo aad u wacan lakin hadii faamligiisa iyo xididkiisa uu kugu sii dayo oo musuqa ay aygu sameeyaan suaashu waxaa weeye siilaanyo ma ka raalibaaa mase waaa uu kula socdaaa

Baashe waa wiilka uu sodoga u yahay M siilaanyo waxaana safiirka dalka imaarad waxa uu kala gooya mashaarcdii dalka ugu weyn sida dekeda berbera cafimada arimaha dibada ID card dreeska ciidan dhismayahs dawlad waxaa kalo oo ku lamaana wiilka uu sodoga u yahay ee qaba gabdha uu adeerka u yahay oo la dhaho

Mahamed cismaan idhoole waxa agaasimaha guud ee budhcad badeedka wax uu sandkii maamula 4 milyan oo doolar waxaana ay habr wadaag yihiin baashe waxaan uu geystay xafiiskiisab xaafad jig jiga yar ma wax la arkay xafiis dawladeed oo ku jira aqal qorsoon oo aan cidi ka shaqayn iska kaligii mooyaane waxaa ay ku tusaysaa musuqa xidid nimo oo ee uu raali ka yahay madaxweyne siilnyo

Daahir Abdi Jama waaa wiil dhalin yaro ah oo uu habr wadaag yihiin Baashe asagan waxaan uu dhaga dhageeya marfashyada iyo saaxad siyaasad waxa uu aad ugu faan in uu ka furtay meherad jig jiga yar oo dawladu siisay 100 kun oo dollar lacgat dawlad iyo hantidii umad waxa gacanta ku shubtay 3 nin ooo habrowadaag ah oo ayaguna ku haysta qaab xidid iyo qaab xigaal dawlad Ahmed Siilaanyo dhaliisheedu waa xidid iyo tol waxaan suuga ay dhigaan sirta dawlad iyo isku shaan dhaynta soo soocta hadab madaxweyne siilnayo waxaan leenahay dawlada dib u eego bal beelha saamiga aad wada siisay ee Somaliland ah iyo habarwadaagta ayaga boos uun loo wada baadhayo shacab ahaan mawqif kayagu waxa diidmo kulmiyana sidaa lagu wada ahaan maayo beelo badan oo somaliland ahi waa ay ka wada baxayaaan

Duraan Daljir
doob1771@gmail.com>
la soco qaybta labad bye muhiyo diin ali noorMoorganDaahir-300x199

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here