Ogaysiis,ogaysiis, Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Degan Wadanka Ingiriiska waxaanu ogaysiinaynaa in Xaflad balaadhan ka dhici doonto Magaalada Bristol 10/1/2016 Malinta Axada fiidnimadeeda, 6:00pm-11:00pm

0
751

Ogaysiis,ogaysiis, Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Degan Wadanka Ingiriiska waxaanu ogaysiinaynaa in Xaflad balaadhan ka dhici doonto Magaalada Bristol 10/1/2016 Maisbahaysiigalinta Axada fiidnimadeeda, 6:00pm-11:00pm

Dhamaan taageerayaasha Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye ee Dalka Uk waxaanu ogaysiinaynaa in Xaflad balaadhan lagu qaban doono Magaalada Bristol ee dalka Uk,xafladaas oo aanu ku soo bandhigi doono cududa isbahaysiga Kulmiye kuleeyahay Dalka Uk, isla markaana waxaanu talo iyo gorfayn ka yeelan doona waxaanu aamisanahay iyo kaalmaha inoo banaan ee aanu siyaasad ahaan kula talin karno madaxdeena kana ciyaari karno mustaqbalka dhow hadaba waxaan dhamaan xafladan ku casuumaynaa taageerayaasha isbahaysiga kulmiye ee dalka Uk.

Goobtu waa: Future Inn Hotel Bristol

Cabot Circus, Bond St S, Bristol BS1 3EN.

Wakhtigu waa: 10/1/2016 Maslinta Axada fiidnimadeeda, 6:00pm-11:00pm

Qabanqaabiyaasha xaflada:

Gudoomiyahaya Isbahaysiga Kulmiye Uk, Siciid maxamed ismaaciil telkiisu Waa 07950 634328 .

Gudoomiye ku xigeenka Isbahaysiga Kulmiye ee Uk,maxamuud awciise jamac 07411119799

Sidaa iyo kasoo qaybgal wanaagsan dhamaantiba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here