Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Ku Bogaadiyay Wasiirka Wasaradda Hawlaha Guud iyo Guraynta oo Dayactir ku Sameeyay Biriijka Kowaad Ee Degmada Burco

0
692

Xildhibaan Bidhi oo ka tirsan Golaha Degaanka Degmada Burco ayaa ku bogaadiyay Wasirka Hawlaha Guud  Guryaynta iyo gadiidka Somaliland Wasir Cali Xasan Maxamed ( Cali Mareexan) Dayactirka ku sameeyay Biriijka 1aad Ee Burco .Xildhibaan Mubaarik Yuusuf(Bidhi) oo qoraalka bogaadintiisa ku baahiyay boggiisa Facebooka-ga  wuxuu yidhi.

 

” Waxaa halkan ku bogaadinayaa kuna hambalyaynayaa Wasirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gadiidka iyo Guraynta Wasir Cali Xasan(Cali Mareexan) oo mudadii yarayd ee uu joogay dib dhiis ku sameeyay Biriijka 1aad Ee magaalada Burco oo inuu dumo ku dhawaa.sido kale Wasirka iyo Dawladda Madaxweyne Axmed Silanyo oo an ka mid ahaa dadkii tacabka badan galiyay inan u hayo tageeradii hore aan ugu hayay iyo mid ka badan:xildhibaan bidhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here