Xildhibaano iyo Fanaanin Gurigiisa ku Booqday Fanan Cabdi Jamac Qaboojiye oo Xaalad Caafimaad u Jiifa hudhelka Summertime u degan yahay.

0
594

 

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf (Bidhi) iyo Xildhibaan Siicid Axmed Maxamed Iyo Fanaanin ay ka mid yihin Cabdi Qani Cumar Geedi iyo Maxamuud Halwad iyo Cabas ayaa Caawa Hudhelka Summer time uu Degan Yahay   ku Booqday Fanan Cabdi Jamac (Qaboojiye) oo mudooyinkii u dambeeyay Gurigiisa u jiifay Xaalad Caafimaad Daro.

 

 

Waftiigan ayaa Cabdi Qaboojiye ILAAHAY uga baryay inuu usoo celiyo caafimaadkiisa oo taama .xanuunkana Deg Deg uga qado.

Fanan Cabdi Jamac (Qaboojiye oo kamida Fananinta qaday heeso wadaniya Somaliland.

qaboojiye3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here