Qorshaha Dilka Taliye Caseyr Oo Qoorta Ugaley Maayer Cidin, Xaalada Magaalada Berbera Oo Kacsan Iyo Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Oo Hargeysa Uyaacey.

0
1130

Alle Ha Unaxariistee Maanta Duhurnimadii Ayuunbey Aheyd Markii Dabley Hubeysan Oo Ku Abtirsata Beesha Ciise Muuse Ay Dil Dhagareysan Ku Fulisey Taliyahii Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil C/risaaq yusuf Maxamuud Casayr Oo Isagu Dhalasho Ahaan Kasoo Jeeda Beesha Degta Bariga Burco Iyo Degaamo Kale Oo Tiro Badan

Dilka Ayaa Yimi Ka Dib Maalmo Yar Uun Markii Laga Heshiiyay Muran Ka Aloosanayaa Dhismaha Dekada CeelGarde Oo BeeshA Ciise Muuse Diidaneyd In La Dhiso Waxaana Dhismaha Dekedaaasi Markii Horaba Uu Sababey Rasaas Ay Dabley Ciise Muuse Ahi Huwiyeen Qalabkii Lagu Wadey Dhismaha Dekadan Ceelgarde Beesha Habarjeclo Oo Iyadu Aheyd Cida La Wareeray Ayaa Aan Wax Talaabo Ah Qaadin Waxaaney Sugeysay Ajandaha Arintaas Xigta Ee Beesha Ciise Muuse La Tilmaado Balse Nasiib Daro Beesha Sheegta Gobolka Saaxil Waxay Maanta Qarajisey Taliyahii Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil C/risaaq yusuf Maxamuud Casayr
Warar Hoose Oo Ka Helayso Dhacdadan Ayaa Dhacdadan Ayaa Sheegaya In Uu Taliyaha Toogtey Nin Ay Walaalo Yihiin Maayerka Berbera Oo Lagu Magacaabo Oo Kaas Jiir Cidin Oo La Cadeeyay Inuu Hogaaminaayo Maleeshiyada Weerartey Taliyaha Lamana Qaban Gacan Ku Dhiiglahii Dilka Gaystey Oo Ay Walaalo Yihiin Maayer Cidin
Xaalada Ayaa Magaalada Berbera Ayaa Hadda Kacsan Waxaan Suuqyada Magaalada Berbera La Dhigey Ciidamo Tiro Badan Oo Milatari Ah Kuwaas Oo Lagu Arkaayo Dhamaan Wadooyinka Halbawlaha U Ah Magaalada Berbera
Dhan Kale Waxaa Lagu Soo Waramayaa Iney Magaalada Isaga Baxeen Maayerka Magaalada Berbera Iyo Cali Xoorxor Lamana Oga Ujeedada Dhabta Ah Ee Bixitaan Kooda Balse Waxaa La Sheegayaa Iney Baqdin Ka Qabaan Weerar Ay Kusoo Qaadan Qoyska Taliayahu Uu Ka Dhintey Oo Ay Suurta Gal Tahey Iney U Aaran Ninkoda Gardarada Lagu Diley
Si Kaste ba Ha Ahaate Arintu Waxay Hadda Fadhidaa Maayer Cidin Iyo Ina Xoorxoor Waxaana Laga Wada Dhursugayaa Talaabada Ay Arintan Ka Qaadato Beesha Habar Jeclo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here