Alle Ha U Naxariistee Waxaa Geeryooday Xisaabiyihii Dowlada Hoose Ee Degmada Burco

0
1002

Inaali Laahi Waa Inaali Laahi Raajicuun.geeridu waa xaq qof kastana waa sugaysa waaxa saladi MAQRIB ka dib ku geeriyooday Dhakhtarka Jarmalka.   Jamac Ismaaciil Cise (Jamac Sandheere) oo ahaa Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Hoose Burco Ilaahay haw naxariiste waxaa lagaga tukanaya Beri 02/03/2016 insha alla salada Subax 05,15 Musaajidka Qudus ku yala Tawaali kana soo hor jeeda dukaanka Adan Cade..xabalaha lagu asaaya beri insha alla waa xabalaha Hodan,    Alle Ha U Naxariisto Marxuunka Qoyskii,Ehelkii,Asxaabtii U Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Ha Ka Siiyo Aamin Aaamin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here