Aqoonyahan Liibaan Ismacil Oo Iftimiyay Fadeexad Dul Hoganaysa ( SONYO)

0
552

Hargeisa ( Qoryaalenews)inta badan muuqaalka waxa lagu sheegaa dalad kulmisa dhalinta somaliland balse macnaheeda iyo muuqaadu kaas wuu ka duwan yahay waxaanay tahay kuna suntan tahay ama ku sifoowday xarun laga faafiyo fikirka

Hargeisa ( Xogreeebnews)inta badan muuqaalka waxa lagu sheegaa dalad kulmisa dhalinta somaliland balse macnaheeda iyo muuqaadu kaas wuu ka duwan yahay waxaanay tahay kuna suntan tahay ama ku sifoowday xarun laga faafiyo fikirka qabyaalada iyo kala qoqobka dhalinyarada waxaana caaddo u ah inay hawlaheeda iyo inta ku dhex jirtaaba noqdeen meel lagu kala ololaysto hab qabiil iyo hab eex iyo nin jeclaysi waxaan marka ay doorashada dhexdeexa ee labadii sanaba mar laqabto si cad u soo shaac baxa cudurkii qaybaalada ee la soo beerayay mudooyinkaas dheer ay jirtayba.

sida intiina badani aad ka war qabtaan waxa imika taagan doorashadii gudoomiyaha labada sano majaraha u tqaban lahaa, waxase labadii cisho ee loogu talo galay in lagu doorto gudoomiyaha iyo xubnaha kalaba uu ku soo dhamaaday is mari waa iyo kala ololaysi qabyaaladeed iyo kala qoqob, waxaana la gaadhay in aqlabiyadii meesha loo joojn waayo oo la isu dalbado “RRU ” sida ay ilo xogogaali ii sheegan waxa baayaca iyo sixirka qiimaha dadka codaynaya ay gaadheen xilal dawladeed, dhul iyo lacag la isla dhex wareegayay oo taagnayd jeegan imisaan kuugu qoraa, waxa intaas wehelinaysay masuuliyiinta xilalka haya oo la sheegay inay kooxo kooxo ula shiraysay.
hadaba marka dhalintii lagu tuhmayay aqoonta, dhalintii lahayd mustaqbalka wadankan ee imika iyo ka berrito, dhalintii la doonayay inay jid toosan u jeexan ubadkooga berri dhalintii la tuhmayay ay sidaa u dhaqmayaansonyo

siduu noqon doona jiilka dambe ee iyaga higsanaya,,,,,,,,, isku soo wada duuboo waxa haboon in laga tashado daladaaa u guntatay abuurida qabyaalada iyo qoqobka waxaana mihiima in laga hor tago si aanay ugu faafin dhalinta kale ee ka fayow fikirkaa liita. Waxaan la gudboon dhalinta ku jirta sonyo inay si cad oo hufan u fikiraan oo anaay xambaaran inay jideeyaan sune xun oo ka soo fullo hadiiba ay isku mari waayeen qaabka doorasho ee iyaga dhexdooda u yaal waxa haboon inay sameeyaan qaab kale oo la jaan qaadaya isla makaana hoos u dhigaya qabyaalada iyo qoqobka waxaana daruuri ah ama oo lagama maarmaan ah inay labadii sanaba mar u suntaan inay hogaanka qabtaan gobalada iyadoo la samaynayo hab qori tuur ah isla markaana gobolkii qori tuurka ku soo baxaa uu isagu keeno laba musharax oo guud ahaan dalada ka dhex tartama oo ay ergooyinku doortyaan iyagoo ku kala dooranaya waxay soo bandhigaan iyo kartidooa

Zaki Adem Zuxufi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here