“Waxaan Qirayaa In Uu Qof Qiimo Badan Ka Baxay Qaranka”Wasiir Xirsi Oo Tacsi U Diray Ehelada Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Dr Cabdi Aw Daahir.

0
337

Waxaan Qirayaa In Uu Qof Qiimo Badan Ka Baxay Qaranka”Wasiir Xirsi Oo Tacsi U Diray Ehelada Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Dr Cabdi Aw Daahir.

Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa shacabka Somaliland ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid Dr Cabdi Aw Daahir.

Waxaan tacsi tiiraanyo badan u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaanba qaranka JSL oo uu Allaha u Naxariistee maanta ka baxay Marxuum Dr. Cabdi Aw Daahir Cali

Marxuumka waxaan ku aqaanay dun wanaag, diin xafid iyo dad yaqaanimo waxaanu kaalin muuqata kasoo qaatay nabadayntii, dib u dhiskii iyo taabo galinta qaranka Somaliland

Marxuumka waxaan waxaan Illaahay u waydiinayaa Naxariis iyo dembi dhaaf badan sidoo kale qoyskii, qaraabadii, ehelkii , asxaabtii iyo guud ahaanba qaranka JSL-na waxaan Illaahay u waydiinayaa Samir iyo bedel.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here