Mujaahid Faarax Gacan Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraaya Qoyskii Qaraabadii Iyo Qarankuu Ka Baxay Dr Cabdi Aw Daahir.

0
414

Mujaahid Faarax Gacan Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraaya Qoyskii Qaraabadii Iyo Qarankuu Ka Baxay Dr Cabdi Aw Daahir.

Mujaahid Faarax Xuseen Maxame Oo Kamidaa Mujaahidiintii SNM Ayaa Tactsi Tiiraanyo Leh Udiraaya Ehelkii Qaraabadii Qoyskii Iyo Guud Ahaanba Qarankuu Ka Baxay Dr Cabdi Aw Daahir Cali Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Maalintii Shalay Ku Geeri Yooday Magaalada Burco Isla Saakana Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaaladaasi Mujaahidku Isagoo Ku Hadlaaya Magaciisa Iyo ka  Jimciyada Sooyal Ee Gobalka Togdheer Waxaa Uu Yidhi

 

“Ilaahay Naxariistii Jano Ha Ka waraabiyo Godkana Ha Unuuro Dr Cabdi Aw Daahir Cali Wuxuu Ahaa Shikhsi Qaranimada Somaliland Baaldahaba Kaga Jiro Waxaanu Ahaa Qof Wanaagsan Oo Alle Ka Cabsi Badan Dadkana Ugurgaara Ilaahay Waxaan Uga Baryaya Inuu Janatu Fardawsa Ka Waraabiyo Ehelkii Qaraabadii Iyo Qarankuu Ka Baxayna Samir Iyo Imaan Ka Siiyo” Inaalilaahi Waa Inaa Ilayhi Raajucuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here