Dhammaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada Bahda Qoryaalenews, waxay tacsi u dirayaan Wasiirka Hawlaha Guud, Gadiidka iyo Guryaynta Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo walaalkii Aadan Xasan Maxamed uu ku geeriyooday Magaalada Hargaysa

0
706

Illahay waaxay uga baryayaan Marxuum Aadan Xasan Maxamed inuu jannadii fardawsa ka waraabiyo, eheladii qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin

<

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here