Xildhibaan Mubaarik Bidhi Waxuu ka tacsiyadaynayaa wasiirka hawlaha guud iyo Guraynt Cali Xasan Maxamed(Cali Mareexaan geerida ku timi walaalkii Adan Xasan Maxamed

0
554

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Waxuu ka tacsi-yadaynayaan wasiirka hawlaha guud iyo Guraynt Cali Xasan Maxamed(Cali Mareexaan geerida-ku-timi walalkii Adan Xasan Maxamed

“ Inaa Lillaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun “
Tacsi:

Waxaan halkaan Tacsi uga dirayaa Qoyskii,iyo Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday allaha naxariistii jano ha siiyee Marxuum Adan Xasan Maxamed oo ku geeriyooday maanta oo taariikhdu tahay April/ 08 /2016 Magaalada Hargeysa, marxuumka allaha u naxariisto qabrigana allaah ha u waasiciyo Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii uu ka baxeyna illaahay samir iyo iimaan haka siiyo aamiin,aamiin, aamiin.Wa

Waxaan si gaara u tacsiyadaynaya Wasiirka Hawlaha Guud , Gadiidka iyo Guraynta Cali Xasan Maxamed(Cali Mareexan) oo Marxum Adan Xasan Maxamed Walaala yihin

Inaa Lillaahi Waa Inaa Ilayhi Raajicuun

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf(Bidhi)
Goolaha Degaanka Degmada Burco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here