UJEEDO……Xuska malinta qaranka Somaliland waa maalin xasuus ku leh dhamaan shacabka iyo dhalinyardda Somaliland.

0
478

UJEEDO……Xuska malinta qaranka Somaliland waa maalin xasuus ku leh dhamaan shacabka iyo dhalinyardda Somaliland.

Dallada isku xidhka iyo wacyigalinta dhalinyarda Somaliland  ee(SYNA)  waxa ay dhalinta Somaliland la wadagysaa ciida sannad guurada rubuc qarniga ee ka soo wareegaty aasaaskii garanka Somaliland , Dalankan curdinkaa ee aan lahyn aqoosi caalmiya waxa uu maala hormar iyo nabad, waa dal leh bulsho bisil oo jecel qarankeeda , dhalinyarduna  waa seeska kowad ee dalkani lee yahay .

 

Dhamaan dhalinta Somaliland waxa ay diyaar u yihiin uhiilinta qarankooda Somaliland , malinta 18may waa malina ku suntan maalin qaran , dalkastaa waxa uu leeyahy maalin iyo astaan ugaara Somaliland waxa ay leedahay malinta wayn ee fooda ingu soo haysa .

Dallada syna waxa ay diyaar utahay ilaalinta aastaanta qaranka iyo xuska maalinta 18may oo ah maalin xasuusta dhalinyarda iyo shacabka Somaliland ba ku wayn , dalkata waxa dhisa magcooda meel gaadhsiya waa dhalinta iyo aqoonyahanka maskadoodu ay caafimad qabto, waana waa jib saran dhalinyarda xuska iyo udabal daga maalintani qaran .

Shacabaka Somaliland iyo dhalinyarduba waa in ay ilaaliyaan amniga qaranak waa malina ay aad ubukaan cadowgu oo doonya in uu fuliyo wax yaabo lidig ku ah maalintani, qofkastaa waa in uu noqdaa bilays ilaalinya shacabkiisa.

 

Ugu danbayn dallada syna waxa ay leedahay dhalinta Somaliland sanadkan sandkisa ku gaadha barwaaqo iyo cibaado.

 

ALLAHA MAHAD LEH                                                SYNA HARGAYSA

 

SHABAC ABDI MOHAMEDsyna

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here