War Deg Dega: Duqa Degmada Burco oo Qabanqaabinaya Xaflad uu ku Baabiinayo Kacdoonada Lagu Diidanyahay Ee ka socda Magaalada Iyo Taageero Uu Raadinaayo+Lacagtii Xuska 18-May Oo Uu Olole Ku Galay.

0
542

Deg Deg: Duqa Degmada Burco oo Qabanqaabinaya Xaflad uu ku Baabiinayo Kacdoonada Lagu Diidanyahay Ee ka socda Magaalada Iyo Taageero Uu Raadinaayo+Lacagtii Xuska 18-May Oo Uu Olole Ku Galay.

Waxa si weyn magaalada Burco uga socota Qabanqaabada Xaflad Maayarka Magaalada lagaga Baabiinayo kacdoonada reer burco kaga soo horjeesteen waxqabad la’aantiisa kuwaasoo maalmihii u danbeeyey ka soconayey Xaafadaha Magaalada,
iyadoo Dhaliilihiisa u waaweyni soo Baxeen kadib markii Roobab Xoogan ka curteen Gobolka Togdheer isla markaasna ay khasaare soo gaadhsiiyeen Qoysas Badan ooka mida Bulshada Reer Burco.
Kacdoonadaas iyo banaanbaxyadaas oo an indhaha laga qarsan Karin ayaa sababay inay saamayn xoogan iyo waji gabax uu kala kulmay bulshadii soo dooratay duqa degmada waxana dad koobani kala shaqaynayaan sidii uu xaflad ugu qabsan lahaa hudheelada magaalada si ay ugu taageeraan, waxana saaka mikirifoon lala dhex maray gudaha magaalda kaa soo bulshada loogu shegayey xafladaas loo qabanayo maayarka
Maayirka Magaalada Burco AYaa Ku Mashquulsan Sidii Uu Mooshinka Xildhibaanada Isaga Cadaadin Lahaa Walow Xildhibaanadu Ka Tiro Badan Yihiin Loona Balamay In Marka 18 may La Dhaafo Xilka Laga Qaado Maayirka AYaa Lacagtii Xuska Olole Ku Galay Mana Jirto Qaban Qaabo Dawlada Hoose Samaysay
Maayarka Burco ayaan la garanayn macnaha ay u samaynayso xafladaas maadaama aanu bulshada iyo kalsoonida xildhibaanadiisa ku hanan Karin xaflad iyo shaashad la soo istaago ee ay raali kaga noqonayaan daryeelka bulshada iyo waxqabadka ay u baahan yihiin.
Cidamada poliska ayaa amar ay ka haysten goaan guddi nabadgelyada gobolka togdheer joojiyay xafladi
mart

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here