Dulqaadkii Guddoomiye Cirro Ka Muujiyay Dagaalki Iyo Aflagadadii Faysal Cali Waraabe Oo Lagu Qaada Dhigay Baraha Bulshadu Ku Kulanto.

0
703

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa si wayeelnimo ku dheehantahay wuxuu uga dulqaatay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo aflagaado qaawan iyo dagaal isugu daray.

FAYSALIYO-CIRO

Labadan masuul oo ku kulmay shir uu Xisbiyada Qaranka isugu yeedhay Madaxweynaha Somaliland Qasriga Madaxtooyada, kaas oo lagaga arrinsanaayay saami qaybsiga Xildhibaanada la soo dooranaayo, waxa ficilo aan laga filayn ku kacay Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo ay cadho saaqday markii uu indhaha ka qaaday dhigiisa Guddoomiye Cirro.

Baraha bulshadu ku kulanto ayaa siweyn looga hadal hayay dhacdada dhexmartay saxiibadan hore isku Xisbiga u ahaanjiray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here