Wasiir Waran Cade Oo Xalay Si Lama Filaana Loogu Arkay Isagoo Dhex Lugaynaaya Suuqa Waaheen Ee Magaalada Hargeisa

0
437

Daawo:SAWIRO,Wasiir Waran Cade Oo Xalay Si Lama Filaana Loogu Arkay Isagoo Dhex Lugaynaaya Suuqa Waaheen Ee Magaalada Hargeisa Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland mudane Cali Maxamed Warancade oo caawa badhtamaha suuqa waahee dhex lugaynayey isla markaana warbahinta kula hadlay wadada lanbar wanka ee caasimada hargaysa ayaa bogaadin u jeediyey Ciidamada dabdamiska qaranka oo iyagu kaa link laxaad leh ka qaatay amniga iyo banaystay jidka kuwaasI oo is kooda isku xilqamay

Sidoo Kale Wasiir Waran Cade Ayaan Wadan Wax Ilaalo Ah Isaga Oo Iskaga Soo Baxay Sidii Qof Shacab Ah,Dadweynaha Wax Ka Iibsanaayay Suuqa,Waaheen Ayaa Iyagu Soo Dhoweeyay Wasiirka Waxaanay Ku Amaaneen Talaabada Wanaagsan Ee Uu Qaaday Iyaga Oo Masuuliyiinta Kalana Ugu Baaqay Inay Ku Daydaan Wasiir Waran Cade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here