Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Awal Bari Oo Burco Ku Qabtey Kulan Balaadhan Oo Lagu Tageerayo Shirka Baxaro-saafka Ee Beesha Gobolka Saaxil

0
431

Qaar kamid Saladiinta iyo Cuqaasha Beesha Ciise Muuse ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

00000000000000000000000000000000000000000000000000000000
Kulankan oo ka dhacay Huteelka Cigaal, waxay xubnahani ku tageereen shirka Beesha Ciise Muuse ku baaqday ee Baxaro-saafka, kaas oo la filaayo inuu dhawaan qabsoomo.
Shirkan ka dhacay Magaalada Burco ee ay isugu yimadeen Saladiinta iyo Cuqaasha Awal Bari waxay isla qateen in si buuxda looga qayb galo shirka Baxaro-saafka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here