Daawo Maleeshiyaadka Nabadiidka Ah Ee KHAATUMO Oo Soo Kala Dhex Galay Khilaafkii Ugu Xoogana+Cali Khaliif Oo Talo Ku Cadaatay

0
496

Daawo Maleeshiyaadka Nabadiidka Ah Ee KHAATUMO Oo Soo Kala Dhex Galay Khilaafkii Ugu Xoogana+Cali Khaliif Oo Talo Ku Cadaatay

Maleeshiyaadka Nabadiidka Ah Ee KHAATUMO Oo Soo Kala Dhex Galay Khilaafkii Ugu Xoogana+Cali Khaliif Oo Talo Ku Cadaatay Kooxda Nabad Diidka Ah Ee Uu Hogaamiyo Cali Khaliif Galaydh Ayaa Waxaa Soo Kala Dhex Galay Muran Aad U Xoogan Khilaafkan Ayaa Salka Ku Haya Kadib Markii Ay Kasoo Hor Jeesteen Beelihii Ugu Badnaa Ee Uu Ka Heli Jiray Taageerada Iyago Oo Gartay In Dagaal Ooge Galaydh Waxa Uu Ka Xumeeyo Mooye Aanay Rajo Ka Eegayn  Cali Khaliif Oo Talo Ku Cadaatay Ayaa Maalintii Shalay Waxa Uu Wefti U Soo Diray Xukuumada Somaliland Kuwaas Oo Uu Sheegay Inay Wado Hadal La Furayaan Somaliland,Weftidan Ayaa Ayaa Waxaa Hor Kacaaya Ninka Kooxda Nabad Diidka Ah Ee Khaatumo Ugu Magacaaban Wasiirka Arimaha Gudaha Kuwaas Oo Ilaayo Maanta Ku Sugna Magaalada Caynaba Ee Gobolka SARAAR   Gudoomiyaha Baarlamaanka Maleeshiyaadka Khaatumo Oo Isagu Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Aanu Aqbali Doonin Inuu Cali Khaliif Siduu Doono Ka Yeelo Waxaanu Sheegay In Aanay Ragaa Qabtay Somaliland Ku Tagen Talo Baarlamaan Balse Ay Yihiin Fidmo Wadayaashii Dhibta U Horseeday Deegaanada SOOL SANAAG BARI IYO XAYSIMO Oo Uu Sheegay In Ay Laaluushkii Qaadan Jireen Ka Goosatay Dawlada Federaalka Somaliya Cali Khaliif Ayaa Beryihii U Danbeeyay Waday Dadaalo Uu Doonayo Inay Wada Hadalo Kula Furaan Somaliland,  Si Ay U Dhameeyaan Khilaafka Siyaasadeed Ee U Dhexeeya Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Ka Falaagoobay Dawlada Somaliland,Cali Khaliif Galaydh Ayaa Si Weyn Ugu Dhegtaagaya In Wadahadaladaas Ay Noqdaan Kuwa Midh Dhala ,Sidoo Kale Xukuumada Somaliland Ayaa Soo Dhoweysay Kooxdan Ka Socota Prof.Cali Khaliif Galaydh Waxaana Maalinta Berri Ah La Filayaa Inay Kulamo La Qaataan Wefti Wasiiro Ah Oo Ka Socda Xukuumada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here