(QYN Muqdisho)Guddiga doorashada dadban ayaa shaaca ka qaaday in hannaan gaar ah loo sameeyay doorashada xubnaha aqalka sare u matalaya gobolada waqooyi ee Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada Somaliland waa siday hadal uu dhiigay gudoomiyaha wakilada Somaliya Muxumed Jawaari
Halkan Hoose ka akhriiso warqada oo heeshay warqabadka Qoryaalenews oo ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Wakilada dawlada fedaralka Soomaaliya jawaari.
Halkan hoose ka akhriiso warqada siday u qoran tahay cida ay ku socoto
|
||
|