Madaxda caalamka iyo shacabka reer Cuba oo macsalaameeyay meydka halgamaa Fidel Castro Sawirro

0
613

Waxaa xalay lagu soo gabo-gabeeyay caasimadda dalkaasi Cuba ee Havana munaasabad lagu macsalaameynayay madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro kaas oo maalmo ku geeriyooday dalka Cuba. Castro ayaa sagaashan sano jirsaday, waxaana munaasabadda ka qeyb galay madax ka kala socotay caalamka.castroxurmo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here