Madaxwayne Siilaanyo oo Isku Shaandhayntii Ugu Balaadhnayd Abid Soo Wada iyo Masuuliyiin La Filayo Inay Xilkooda Waayaan.wasirada Beesha madaxweyne seftu qadan doonto

0
579

siilaanyo-777-jpgHargeysa (QYN) Madaxewyanaha jamhuuriyadda somaliland mudane  axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa la filayaa inuu dhawaan seefta la dhex qaado inta badan masuuliyiita dawladiisa hore  loo taban

madaxwaynaha ayaa xilalka ka qaadaya qaar ka tirsan masuuliyiinta haayadaha madaxa banaan, wasiiradda, agaasimayaasha, iyo masuuliyiinta kale ee xukuumadda kuwaasoo lagu badalayo shakhsiyaad dardar cusub la soo galaya saaxadda

 

warar lagu kalsoon oo  ku aadan seefta madaxwayanaha ayaa sheegaya in xubno waawayn oo xukuumadda ka tirsani xilalkooda waayayaan qar kale lafilaayayna la magaacabi mayo.

sidoo kale masuuliyiinta la filayo in la magacaabo waxa kamid ah xoghayaha fulinta gobolka maroodijeex xamse ciise cabdi oo la filayo in loo magacaabo badhasaabka gobolka maroodijeex.

sidoo kale raxan kamida golaha wasiiradda ayaa la filayaa inay xilalkooda waayaan walaw aan si rasmiya loo hayn magacyadda wasiiradaas
4 kamida haayadaha madaxa banaan ee dawladda ayuu madaxwaynuhu iyagana ku samayn doonaa isku shaandhaynta wasiirul dawlaha aminiga ayaa isna laga cabsi qabaa inuu xilkiisa waayo maadaama oo uu soo noqnoqday khilaafka isaga wasiirkiiisa ka dhexeeyaa.

Waxaa kale la filaya inay xilaalkooda wayan wasira ka mida kuwa beesha madaxweynaha .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here