DAAWO :Madaxweyne Gaas,Cumar cabdirashid Iyo Ex MD faroole Oo Heshiis Xasan Sheekh ka Dhana kugadhay garoowe

0
424

Magaaladda garoowe waxa Kulan Xog waraysi Iyo isfahan Uu ku dhex maray madaxweynahii hore Ee Puntland Cabdirahman faroole Oo hada Musharax Dowlada faderalka Ah,Cumar cabdirashid Oo Isagan amusaharax Ah Iyo madaxweynaha Puntland Cabdiwali maxamed cali gaas. Madaxweynahii hore Ee Puntland cabdirahman faroole Iyo Musaharx raysal wasare Cumar cabdirashid Oo labadoodaba Ka wada tirsan aqalka sare ee Barlamanka Soomaaliya Ayaa hada Loolan Siyasadeed kula Jira Madaxweynaha Xilkiisa Dhamaaday xasan Sheekh maxamud. Xog wareed lagu kalsoonaan karayo waxay Sheegayaan Inay ka Wada hadleen Hadii uu Guul daraysto labadooda Mid ka Mida Inuusan tageerin xasan Sheekh maxamud Ee labadooda isku tanaasulaan Inta Doorashada Soconayso. Waxaana la Sheegay Inuu madaxweynaha Puntland labadooda Toos u kulmiyey Kulankani gaarka oO ka Dhacay magaaladda garoowe,Si Ay Labadani musaharax marna U Aqbalin soo laabashada Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamud nuu xilka Kusoo laabto. Sida Marqaan Media U Sheegayaan wararka waxa laga Yaabaa maal maha Soo socda Inay Musharaxn badani Midoobaan Oo ka Dhana isbdalka Inuu Soo laabto madaxweynaha Soomaaliya,Gar Ahaana Musharaxinta saxiibada La Ah madaxda Puntland Oo xiligani madaxweynaha Puntland Ka Dhaadhacinayo inay Midoobaan. Sidii horay Doorashadii puntland oo uu musharaxa Ahaa Madaxweyne Gaas Oo musharaxinti madaxweynaha ee mucaradka ku Ahaa markaasi Madaxweyne Faroole Ku Midobeen tasai oo sababtay In Xilka Loga Guulaystey Si yar. Xogtu waxay cadeynaysaa in shirkaas laysku afgartay in ay Puntland sannadkan doorashada Soomaaliya mideyso codadkeeda, sidaas oo kalena kulamo hoose lala yeesho cid kasta oo laga heli karo codadka Doorashada Madaxweyne-nimada Soomaaliya.

s1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here