Sidee loo dilay Anis Amir – ninkii ka dambeeyay weerarkii magaalada Berlin ee dalka Jarmalka

0
587

Waxaa habeen hore lagu dilay magaalada Milano ee dalka Jarmalka ninkii lagu tuhunsanaa weerarkii isniintii laga geystay suuq ku yaal magaalada Berlin, caasimadda dalka Jarmalka kaas oo lagu dilay 12 ruux, laguna dhaawacay 48 kale.anisamirkilled

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here