Tottenham Ku Xasuuqday West Brom, Garoonka Taasi Oo Afar Gool Kaga Badisay

0
660

Kooxda Tottenham Oo Kabaha Dul Maray Kooxdii Martida U Ahayd Ee West Brom Taasi Oo Ku soo hagaagaysa Wakhti Kooxda Tottenham Is bedel Ku yimid

Kooxda Tottenham ayaa garoonkeeda White Hart Lane oo qayb ka mid ah dhisme ka socdo ku gumaaday kooxda darajada dhexe ee West Brom iyadoona uga badisay goolal ay kala dhaliyeen Harry Kane(3) iyo (Gareth McAuley) oo ooxdiisa gool ka dhaliyey.

guushan ay kooxda tottenham gaadhay ayaa uga dhigan inay si ku meel gaadh ah ugu sii fadhido kaalinta labaad ee kala sareynta horyaalka premier league.

 totenham

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here