Xafladii Aroos Ee Ugu La yaabka Badnayd Aduunka Oo Ay ka Soo Qayb Galeen Xayawaano BADAN

0
508

aroosArooskani oo ay kasoo qeybgaleen inkabadan 600 ruux, ayaa ka dhacay dalka Mareykanka kadib markii ay is guursadeen mid kamid ah ragga xananeeya duur joogta iyo haweeney uu jeclaa muddo 2 sano ah.

Arooskan ayaa waxaa ka qeybgalay xayawaano uu marti galiyay arooska kuwaasi oo marba garab ka saarnaa arooska, waxaana kamid ahaa Mas ey iyo xayawaano kale.

Arooskan waxa uu cabsi gaar ah ku abuuray dadkii lagu marti galiyay kadib markii ay arkeen Xayawaano qaar kood aysan wali arkin.

qoryaalenews2@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here