Wasiirka Qorshaynta Oo Kulano La Qaatay Saxibada Caalamka Ee Somaliland Ka Caawiya Qabsoomida Dorashooyinka Somaliland.

0
985

QABYATIREWasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Maxamed Ibraahim Aadan Qabyotire  Iyo Wafti Ka Tirsan Xukumada Somaliland  U Hogaaminayo Ayaa Socdaal Ku Jooga Wadanka Kenya Ayaa Kulumo Kale Duwan La Yeeshay Saaxibada Somaliland Ee Fadhigoodi Wadamkaasi Yahay,

Wasiirka Wasaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Mr Qabyotire Oo Warbaahinta Qarkood Wax Ka Waydiisay Socdaalkooda Iyo Kulamada Ay La Qadanayaan Dadka Daneeya Siyaasada Iyo Nabadgalayada Somaliland,

Wasiirka Oo Warbixin Kooban Ka Sinayaa Warbaahinta Ayaa Waxa U Idhi”Waxaanu Unimi Shir Heer Calamiye Oo Ka Dhacayay Magalada Nairobi Oo Saxibada Somaliland Ku Leedahay Caalamka Oo Ay Ka Mid Yihiin Safiiradda Denmark,Germany In Safiirka Faransiska,Safiirka Filand,Wakiil Ku Xigeenka Wadanka Maraykanka,Waxa Ka Mid Ah Qaramada Mibooay Wakiilada  U Qabiilsan Wadamadda Somaliland

Iyo Somaliya Waxa Kale Oo Ka Mid Ahaa Usid,Waxa U Shir Aad U Baladhan Oo Ay Kasoo Qayb Galeen Oo Waxana Halkan Kaga Qayb Galay Maalntii Kowaad Waxana Ka Wada Hadlayn Walaac Ay Ka Mujiyeen Deeq Bixiyaashu Oo Ay Ka Mujiyee Xiligii Dorashooyinka Somaliland Oo Dib U Dhacay In Arintaasi Ayaanu Ka Qancinayay Sababaha Ay U Dhaceen Oo Ay Ka Mid Tahay Abaartu,Oo Aan Ku Qancinay Sifacana Is Af Garanay, Iskana Af Garanay In Bisha  Aktoobar Inaanay Dib Uga Dhicin Dorashadaasi”Ayuu Yidhi Wasiirku

Mar Uu Wasiirku Ka Hadlayay Inay Isla Qateen Saxibada Somaliland Ee Caalamka Inay La Sameeyo Gudi Ka Koobon Dhinacyo Kale Duwan Oo Dabada Ka Riixda Dorashada Ayaa Waxa U Idhi”Inaan Anagu Laftayada Ka Wada Shaqayno Guddi Kooban Oo Qadhan Bixiyaasha Ka Mida,Ka Mida Xisbiyada Qaranka,Kamida Xukumada,Kamida Golayasha Qaranka Iyo Qolada Nic Oo Shantaasi Qolo Ka Kooban Oo Iskashada Oo Gudidaasi Dabada Ka Riixidoonta Siday Doorashadu U Qabsoomi Doonta Wakhriga Loo Qabandoona Bisha Aktoobarta,La Isla Gartay Axaabta Iyo Xukumadaba Isla Garteen In Bisha Agtobar La Qabto,Kolay Qalinkii Iyo Shanbada Guurtida Ayaa Dhiman Oo Kalay Iyaguna Dhawaan Ayaa Laga Filayaa Oo Waraq Ayay Ka Sugayaan Madaxwaynaha ,Waraaqduna Waa Diyaar Dhawaan Ayaan U Diridonaa Insha Allah “ Ayuu Yidhi Wasiir Qabyo-Tire

Wasiirka Mar Warbaahintu Wax Ka Waydiisay Kulan La Xidhiidha Sanduuqa Hormaninta Somaliland In U Laqaatay Hayadaha Ku Shaqada Leh Ayaa Waxa U Idhi”Shirkii Udanbeeyay Aan Galnay Waxa U Ahaa Mashruuca Lawada Yaqano Sdf Oo Aan Anigu Shaqsi Ka Mid Ah Ahay Badanana Waxa Uu Ka Dhici Jiray Somaliland Waxaanu Ku So Beeganay Mar La Xidhayay Saddaxdii Biloodba Mar Ayaa La Qabta Anana Imid Halkan Oo Sidaasi Ayaanu U Galnay Markaa Waxanu Isla Qadanay Inay Nagala Qayb-Qataan Abaraha Waxayna Ogsoonay In Somaliland Si Xawlih Uga Socoto Mashrucaasi Oo Qaarna Dhamadeen Qarna Ay Wali Socaan,”Ayuu Ku Soo Afmeeray Wasiirki Hadalkiisa

 Si Kastaba Ahaate Safarka Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Iyo Waftiga U Hogaaminayo Ay Ku Tageen Wadanka Kenya Ayaa Ah Sidii Ay Saxibada Somaliland Ka Cawiya Qadhanka Qabashada Dorashada Somaliland Ay Ku Qanciyaan Dib Udhac Ku Imid Doorashada Somaliland Oo Ay Ka Mujiyeen Walaac Xoogan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here