Xisbiga Kulmiye Oo Bilaabay Olole Hoose Maalmahana Lacag Tiro Badan Ku Bixiyey Xaflado Tamashlayn Ah,

0
658

Xisbiga Kulmiye Oo Bilaabay Olole Hoose Maalmahana Lacag Tiro Badan Ku Bixiyey Xaflado Tamashlayn Ah

Xisbiga Kulmiye Oo Bilaabay Olole Hoose Maalmahana Lacag Tiro Badan Ku Bixiyey Xaflado Tamashlayn Ah

Hargaysa:-(QoryaaleNews)Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Ayaa Labadan Todobaad Ee Ugu Danbeeyey Bilaabay Olole Ay Dhalin Yarada Ku Majaro Habaabinayaan Oo Ku Aadan Inay Ku Dhex Milmaan Saaxada Siyaasada.
Ururada Dhalinyaradu Ku Wadaagan Afkaartooda Oo Mid Kamida Uu Lacag Badan Ku Bixiyey Sidii Ay Qayb Uga Noqon Lahaayeen Xaflad Balaadhana Ugu Sameeyey Magaalada Hargaysa.

Ururada Kubada Cagta Ciyaara Oo Uu Siyaasada Ku Soo Dhex Tuuray Kuna Bixiyey Lacag Tiro Badan Sidii Uu Dadka Uga Iib Lahaa Xisbiga Kulmiye.

Xafladahan Tamashlaynta Ah Ee Ay Ku Baxayaan Lacagta Aad Ka U Badan Ayaa Waxa Uu Xisbigaasi Hore Uga Soo Saaray War-Saxafadeed Ku Aadan Qabashada Xfladaha Waweyn Iyadoona Arintaasi Guuda Ahaanba Noqotay Hal Bacaad Lagu Lisay Noqotay Uun Warqad Macmal Ah.
Halkan Ka Daawo Dhalin Yaro Siyaasada Lagu Dhex Tuurayo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here